Dab khasaare dhaliyay ayaa waxaa ka kacay xarumo ganacsi oo ay Soomaali leeyihiin kuwaas oo ku yaalla dalka Uganda.
Mar qura ayuu dabku ka kacay goobaha ganacsi ee ay ee ay Soomaalidu ku leeyihiin dalka Uganda.
Suuqa gubtay ayaa ahaa mid ugaar ah Soomaalida ku nool dalka Uganda.
Ilaaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee damba ka dambeysa, iyadoo ilaha qaar ay sheegayaan inuu dab ka kacay.