HomeAll newsMustafa Cagjar oo Sheegay in Dhulka Soomaali-Galbeed uu Itoobiya Kamid yahay.

Mustafa Cagjar oo Sheegay in Dhulka Soomaali-Galbeed uu Itoobiya Kamid yahay.

Madaxweynaha maamulka ay xabashida ka dhistay dhulka Soomaali-galbeed ayaa sheegay, in dhulkaasi uu katirsan yahay Itoobiya.

Mustafa cagjar oo ah madaxweynaha maamulka ay xabashida Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali-galbeed ayaa taageero umuujiyay, siyaasiin dhawaan shir ku qabtay magaalada Jigjiga, kuwaas oo si cad usheegay ineysan Soomaali aheyn oo ay Itoobiyaan yihiin.

Isagoo raali galinaya nidaamka Abiy Axmed, ayuu Mstafa Cagjar taageero ballaaran umuujiyay siyaasiyiinta Jigjiga ku shiray ee sheegay iney Xababshi yihiin.

Halkan ka dhagayso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular