Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.
Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay qalliimada caafimaad ee bulshada loo sameeyo ma caafimaad baa, mise waa dhibaato.? Mid kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa barnaamijka marti ku ah, waxaana soo jeedinaya Haashim C/Naasir.