Taliyaha ciidanka lugta ee Dowladda Fedaraalka Dayax Cabdi Cabdulle, ayaa uhanjabay dadka shacabka ah ee ku nool degaannada ku dhadhaw degmooyinka dhaca Jiinka wabiga oo ay ugu horreyso Afgooye.
Isagoo dhawaan ugu khubeynayay ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka degaan katirsan Sh.Hoose, ayuu ku amray ciidamada iney barakiciyaan dadka Shacabka ah, islamrkaana ay uqeybiyaan wax ka carara degaanadooda iyo wax ay xiraan.
Wuxuu intaasi ku daray iney isugu mid yihiin dadka rayadka ah ee degaannadaasi ku nool iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo dagaal kala dhaxeeyo.