HomeAll newsHooyo Soomaaliyeed iyo Gabadheed oo ku Dhintay Webi ku yaala Dalka Faransiiska.

Hooyo Soomaaliyeed iyo Gabadheed oo ku Dhintay Webi ku yaala Dalka Faransiiska.

Webi mara magaalada Paris ayaa waxaa ka dhacday arin naxdin badan, kadib markii ay ku dhacday gabar yar oo da’ ahaan jirta 3 sano iyo sagaal bilood, taasoo lagu magacaabo Mustaqiim Axmed Ismaaciil.

Gabadha ayaa webiga ku dhacday, kadibna hooyadeed oo lagu magacaabo Muna Maxmuud, ayaa isku dayday iney u gurmato gabadheeda, labadoodaba sidaas ayuu webiga ku qaaday.

Aabaha dhalay gabadha dhimatay, ahna Axmed Ismaaciil, ayaa warbaahinta la hadlay, wuxuuna ka waramay sida ay wax u dheceen.

Halkan ka dhagayso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular