Malleeshiyaadka Amxaarada ee Fano ayaa la wareegay magaalo Muhiim ah oo dhacda gobolka Amhara ee dalka Itoobiya.
Magaaladan ay gacanta ku dhigeen kooxda Fano ayaa lagu magacaabaa Debat Gondar, waxayna kala wareegeen ciidanka millateriga Itoobiya.
Sawrirro laga soo qaday gudaha magaalada ayaa muujinaya, qaar kamid ah malleeshiyada oo ku sugan gudaha magaaladaas.