HomeAll newsHaweeney Soomaali ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Haweeney Soomaali ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Waxaa la xaqiijiyay in dalka Koonfur Afrika ay ku geeriyootay, Carfoon Sheekh Cali oo kamid aheyd haween Soomaali ah oo maalin kahor ay kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah ku rasaaseeyeen gudaha dalkaas.

Haweeneydaan iyo kuwa kale oo saarnaa gaari yiillay afaafka hore ee xarun ganacsi oo ay ku leeyihiin degmada Philipi oo hoostagta magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa rasaas oodda uga qaaday koox burcad Koonfur Afrikaan ah.

Dhaawac kasoo gaaray rasaasta ay fureen burcadda ayaa lasoo warinayaa iney ugeeriyootay maalintii shalay, kadib muddo lala tacaalayay xalaadeeda caafimaad.

Halkan ka dhagayso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular