HomeAll newsMuuse Biixi: "Magaranayo Waqtiga Rasmiga ah ee la Saxiixayo Heshiiska MOU-ga".

Muuse Biixi: “Magaranayo Waqtiga Rasmiga ah ee la Saxiixayo Heshiiska MOU-ga”.

Hogaamiyaha maamulka labaxay Soomaliland, ayaa markale ku celiyay in isafgaradkii ay la gaareen Itoobiya uu isku bedeli doono heshiis rasmi ah.

Waraysi uu siiyay telefeshinka Al-Carabiyah ee uu maamulka Aala-Sucuud, ayuu Muuse Biixi ku sheegay in is-afgaradka ay la gaareen dowladda Itoobiya, ee ay ku siinayaan badda Soomaaliya, uu dhawaan noqon doono heshiis rasmi ah, oo ay labada dhinac wada saxiixaan.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular