Maxa’ed Cabdi Waarre, oo mar soo noqday madaxweynaha maamulka labaxay HIr Shabeelle, hadana ah kuxigeenka xoghayaha urur goboleedka IGAD, ayaa sheegay in jiritaanka Soomaaliya uu halis kujiro, islamarkaaana Siyaasiyiintu ay la kala safteen dowlado Shisheeye oo aan wax dan ah u wadin umadda Soomaaliyeed.
Faahfaahinta oo Dhemeestiran Halkan Hoose ka Dhegeyso
Ninkasta oo cagli usaa xiiba waa fahmayaa in soomaali ragii soo afgiri lahas waxna joogaan, waxna soo socdaan, sida masar, ethiopia, iyo afrkaan aan hadda muuqan, waayo, ballantu waa makka iyo xarramka.
Wiilka soomaaliyeed ee barakaysan ayaa maraykan iyo intuu wataa mari waayeen.
Warkii kòowaad ee wiilka kitaabka rumeeyey uu hagaanka iyo tallada soomaaliya wax ku yeesho. Lays baray. Soomali mumniin mada aha.
Waa in mujaahidintu soo afjaraan soomaaligga gaalka kudaaban, hadii kale
Jiritaankernu waa goayaa. Maanta xalane ayaa loo fadhiyaa somali, bari badeed laqabsan, saadambana soohdintoo dhan ayaa lala wareegayaa. Ogow. Dalka idinka maahee dowlad kale maleh hadda.