Wasiirka arimaha Warfaafinta maamulka labaxay Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa waraysi uu bixiyay wuxuu ku beeniyay in gawaaridii dhawaan kasoo gadbay dhanka xuduud beenaatka ay ku rarnaayeen hub.
Wuxuu sheegay in gawaaridaasi ahaayeen kuwa baradhada iyo yaanyada keena deegaannada uu ka arimiyo maamulka labaxay Puntland.
Mar wax laga wadyiiyay hubka Masar ay kala soo degtay Muqdisho, wuxuu sheegay iney ka digayaan in hubkaasi loo adeegasado dano gaar ah, isagoona Xasan Sheekh Maxmuud ku eedeeyay inuu ahaa ninkii Soomaaligalbeed dhul Itoobiya leedahay ku tilmaamay, maantana iska dhigaya nin Itoobiya diidan.