Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta weerar culus waxa ay ku qaadeen, xero ay askar katirsna maamulka la baxay Jubbaland ku leeyihiin degaanka Janaa-cabdalle oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo.
Ciidanka ayaa weerarka kadib xerada kasoo baxay, waxaana qabsaday weerar kamiin ah oo looga dilay 9 askari oo ay ku jiraan 3 sarkaal, iyadoona looga dhaawacay 13 kale.
Halkaan ka Degso Faahfaahinta Weerarka