Maalmo xiriir ah waxa uu dalka Lubnaan marti gelinayaa duqeymo wuxuushnimo ah oo ay geysanayaan diyaaradaha maamulka Yahuudda, kuwaasoo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen kumanaan ruux oo shacab ah.
Dhanka kale ururka shiiciga ah ee labaxay Xisbullaah, ayaa gantaallo ku garaacaya deegaannada dhulka Filastiin ee kujira gumeysiga Yahuudda, waxaana duqeymuhu yihiin kuwa beegsanaya dhul dhaca cumqiga Yahuuddu deganyihiin.
Hadaba halkee ayay kusii socotaa xaaladda dalka Lubnaan?