Lataliyaha Abiy Axmed, ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo lagu magacaaboa Brook Hailu, ayaa sheegay in dowladda Itoobiya dhulka Soomaaliya ay ka samaynayso qiyaastii 100-150 km oo ah khad cagaaran oo ay ka ilaashato ammaankeeda gudaha.
Gobalka Gedo iyo qaybo ka mida dhulka uu ka arrimiyo maamulka la baxay Koonfur-galbeed, ayuu tilamaamay iney qeyb ka yihiin dhulka ay saldhigyada ka dhisanayaaan. qayb ka mid ah dhul kuyaal gobolka Hiiraan ayuu sidoo kale xusay iney jaran doonaan.