HomeAll newsSafaaradda Talyaaniga ee Muqdisho oo Hakisay Bixinta Fiisaha Dal Kugalka Yurub.

Safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho oo Hakisay Bixinta Fiisaha Dal Kugalka Yurub.

War qoraal ah oo lagu baahiyay barta X ay ku leedahay safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho, ayaa lagu sheegay in dowladda Talyaaniga ay hakisay bixinta fiisaha dal ku galka qaaradda Yurub.

Tallaabadan ayaanay safaaraddu uga hadlin si faafahsan ama waxa keeney in go’aankan lasoo saaro, laakiin waxaa jirtay in Midowga Yurub uu horey usoo jeediyay in la adkeeyo bixinta Fiisaha Yurub.

Siyaasiyiin badan oo katirsan Dowladda Federaalka ayaa marka ay safarro ku tagaan Yurub, waxay isku diiwaan geliyeen qaxooti, iyagoo ka taga shaqooyinkii ay ka hayeen Dowladda Federaalka.

Halkan ka dhagayso

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular