Maalmihii lasoo dhaafay waxay dagaalyahannada Nusratul Islaam wal Muslimiin ka fuliyeen dalal dhaca galbeedka Afrika, howlgallo Jihaadi ah oo lagu beegsaday ciidamada wadamadaas.
Wadanka Niger, waxay Nusratul Islaam wal Muslimiin weerar culus ku qaaday fariisin milliteri oo ku yaala deegaanka Tanooga ee gobolka Duusu, waxaana weerarka ka dhashey in saldhiga ay la wareegeen Mujaahidiinta.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaas lagu soo furtay saanado hub ah oo ay kamid yihiin Aakoyaal iyo bastoolado, halka lagu gubay gawaari dagaal.
Wadanka Maali, ciidamada Nusratul Islaam wal Muslimiin waxay weerar kamiin ah u dhigeen kolonyo katirsan ciidamada Maali, kuwaasoo ku socdaalayay wadada xiriirsa Saay iyo Matubo oo katirsan gobolka Siiqo.
Dhanka kale, weerar qarax loo adeegsaday ayaa lagu beegsaday ciidamo roondo sameynayay oo katirsan milliteriga dalka Toogo, qaraxa ayaana ka dhacay bariga magaalada Kan-Kanti ee dalka Togo.
Nusratul Islaam wal Muslimiin ayaa si firfircoon uga howlgasha wadamada dhaca galbeedka Afrika, waxaana lagu tiriyaa jamaacaadka ugu ballaaran ee hoostaga ururweynaha jihaadiga ah ee Al-Qaacida.