Kooxda Xuuthiyiinta ee maamula qeybo kamid ah dalka Yemen, ayaa sheegay iney beegsanayaan maraakiibta ganacsi iyo kuwa kale ee isticmaala badda Cas, ee ku wajahan dhulka Filastiin ee ku jira gumeysiga Yahuudda.
Hadaba, dhinacyo badan ayaa ku dhib qaba culeeska ka taagna maritaanka badda Cas, wixii ka dambeeyay go’aanka kasoo baxay Xuuthiyiinta, warbixintanna waxaan ku eegeynaa cida ugu daran ee ku dhib qabta arintan.