Bulshada ku dhaqan degaanka Jaleelo ee dhaca Waqooyiga Soomaaliya ayaa cabanaya, dhibaatooyin heysta oo xagga adeegyada bulshada ah iyagoo maamulka la baxay Soomaaliland ku eedeeyay waxqabad la’aan.
Waxay tilmaameen in caqabdi ka heysato xagga caafimaadka , waxbarashada, iyo wadooyinka soo gala degaanka oo ah kuwo aan hagaagsaneyn.
Halkaan ka Degso Warka Cabashada