HomeAll newsDalka Sweden oo ay ku Xayiranyihiin Soomaali Loo Diiday Iney Kabaxaan Dalkaas.

Dalka Sweden oo ay ku Xayiranyihiin Soomaali Loo Diiday Iney Kabaxaan Dalkaas.

Mudooyonkii lasoo dhaafay waxaa wadamada reer-galbeedka kusoo badanayay dadka Soomaalida ah ee lagu xiyirayo wadamadaas.

Dalka Sweden oo caan ku ah naceybka dadka soo galootiga ah, ayaa kamid ah wadamada ay dhibaatooyinkaan ka jiraan.

Dad Soomaali ah ayaa la sheegayaa iney ku xiran yihiin dalka Swden, kuwaas oo loo diiday iney dalkaasi ka baxaan.

Dadkaasi waxaa kamid ah nin laguagacaabo Maxamed, kaas oo sheegay inuu uxiran yahay dowladda Sweden.

Waxa uu tilmaamay in muddo 3 bilood ah uu dalkaasi ku xiran yahay, dowladda wadankaasina udiiday inuu dalkaasi ka baxo.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular