Waxaa sii xoogeysanaya Khilaafaad soo kala dhexgalay maamullada la kala baxay Puntland iyo SSC.
Maamulka SSC ee xaruntiisu tahay magaalada Laascaanood, ayaa ka digaya dhul ballaarsi uu sameeyo maamulka labaxay Puntland.
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee taabacsan maamulka SSC ayaa sheegay iney sujuuda xabad uga dhufanayaan cid weliba oo deegaannadooda la timaada waxaan ahayn SSC.