Maraykanka iyo Shiinaha, waxay kamid yihiin dalalka ku loolamaya nidaamka dhaqaalaha ee dunida, labada dal ayaana leh dhaqaale ballaaran oo ku dhisan hantiwadaag iyo ra’samaaliyad ka hor imaanaya Islaamka.
Hadaba sibee uu noqon karaa mustaqbalka xiriirka ganacsi ee Maraykanka iyo Shiinaha? waxaad ku dhageysan kartaan warbixintan hoose.