Galinkii dambe ee maalintii shalay waxaa dalka Koonfur Afrika lagu dilay, mid kamid ah Soomaalida dalkaasi ku nool.
Ruuxa la dilay ayaa waxaa lagu magaacabaa Cabdillaahi Daahir Tooreeyle, waxa uuna dilkiisu si gaar ah kaga dhacay, wadada Bird street ee xaafadda ay Soomaalidu degantahay ee Mayfair ee magaalada Johannesburg.