Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, ayaa booqasho shaqo ku tagtay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka Bakool, halkaas oo uu ka jiro maamul Islaami ah, oo ku dhaqma Shareecada Islaamka.
Waxaan u kuur galnay nolosha bulshada qeybaheeda kala duwan, anagoo tagnay suuqyada, goobaha waxbarashada, sidoo kalena la kulannay hormuudka bulshada. Xalqada 01-aad waxaan ku eegeynaa magaalada Buur-Dhuxunle.