HomeAll newsBulshada Muqdisho oo Ka Horyimid Go'aankii Diiwaangelinta ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Bulshada Muqdisho oo Ka Horyimid Go’aankii Diiwaangelinta ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka hor yimid, go’aan kasoo baxay maamulka gobalka Banaadir, kaas oo had iyo jeer soo saara mashaariic uu lacago ka sameynayo.

Tirokoobka qoysaska iyo mashaariic kale oo uu soo rogay maamulka gobalka Banaadir, ayaa waxaa arrinkaasi si adag kaga hor yimid qaar kamid ah dadka ku nool magaalada Muqdisho.

Waxa ay tilmaameen in dadku ay yihiin kuwa dhibaatooyin kala duwan la nool, islamarkaana ay joogto noqdeen mashaariicda lacaha faraha badan lagu doonayo ee dadka lagu cuuriyaaminayo.

Waxay kaloo sheegeen in Dowladda Fedaraalka iska daa iney tirokoobka qoysaska sameysee aysan iyaduba heysan wax amni ah, tanina ay qeyb ka tahay oo kaliya dhibaatooyinka ay ku heyso bulshada ku nool gobalka Banaadir.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular