Qoysas badan oo ku nool gobalka Bari ayaa wajahaya xaalado adag, kadib markii horraan ay roobab dabeylo wata ka burburiyeen geedo ay nolol maalmeekooda ka maareyn jireen.
Illaa 4 degaan oo katirsan gobalka Bari ayay ka jirtaa dhibaatadaan, kadib markii ay dabeyluhu burburiyeen geedo uu kamid yahay Xijiga oo ay ku tiirsanaayeen qeybo kamid ah bulshada.
Qaar kamid ah dadka ku nool mandiqaddaas ayaa ka warbixiyay saameynta ka soo gaartay shaqo la’aanta ku dhacday.
Halkaan ka Degso Warka Qoysaska ku Dhibaateysan Gobalka Bari