Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij taxane ah oo 10 qeyb ka kooban kana hadlaya taariikhda dagaal oogayaashii Muqdisho ee la baxay (Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada) ee Mareykanka u shaqeynayay.
Maxaa laga baran karaa taariikhdaas? maxaadse kala socotaa macluumaadka qarsoon ee ku jira taariikhdaas iyo dagaalladii lala galay hogaamiye kooxeedyada?