HomeAll newsAFRICOM oo ka Walaacsan Ciidamada Itoobiya Marka ay Baxaan kuwa ATMIS.

AFRICOM oo ka Walaacsan Ciidamada Itoobiya Marka ay Baxaan kuwa ATMIS.

Taliyaha ciidamada Maraykanka ee qaaradda Afrika, ayaa walaac ka muujiyay ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah duullaanka Itoobiya, marka uu soo dhamaado howlgalka ciidamada Shisheeyaha ee ATMIS.

Langley, ayaa sidoo kale ka walaacay khilaafka u dhexeeya Xasan Sheekh Maxmuud iyo Abiy Axmed, isagoo sheegay inuu jecleysan lahaa in khilaafkaas lagu dhameeyo hab diblumaasiyadeed.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular