Kalluumeysato Soomaali ah oo labo bilood lagu la’sanaa Badweynta Hindiya, ayaa dib ugu soo noqday dalka, iyagoo ka sheekeeyey wixii ay la kulmeen.
Waxay ka sheekeeyeen, halka ay markii hore ku sugnaayeen oo ay ka kalluumeysanayeen, iyo waxa qabsaday, iyagoo sidoo kale ka warramay waxay ku noolaayeen intii ay badda ku jireen.
Halkaan ka Degso Warka Kalluumeysatada