Warbaahinta islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa caawa baahisay, qeybta 02-aad sisilado taxane ah oo ciwaankoodu yahay “TAXANAHA BAKOOL” kuwaas oo lagu soo bandhigayo harumarka ka jira deegaanno iyo degmooyin katirsan wilaayada islaamiga ah ee Bakool, halkaas oo uu ka jiro maamul Islaami ah, oo ku dhaqma Shareecada Islaamka.
Xalqada 02-aad waxaa lagu soo qaatay magaalada Ceel-Ansaar oo kamid ah magaalooyinka ku yaalla wilaayada islaamiga ah ee Bakool, taas oo ku tallaabsaneysa horumar dhinacyo kala duwan leh.