HomeAll newsDaahir Amiin Jeesow oo ku Baaqay in la Xannibo C/Casiis Laftagareen.

Daahir Amiin Jeesow oo ku Baaqay in la Xannibo C/Casiis Laftagareen.[DHAGEYSO]

Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa Xasan Sheekh ugu baaqay, inuu hub ka dhigis ku sameeyo madaxweynaha maamulka la baxay Koonfur-galbeed oo ku sugan magaalada Muqdisho.

Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaannada Dowladda Fedaraalka, oo ka hadlayay imaanshaha C/Casiis Lafta Gareen ee magaalada Muqdisho ayaa Xasan Sheekh ugu baaqay, inuu Laftagareen ku xannibo magaalada caasimadda ah oo aan loo ogalaan inuu halkaasi ka duulo.

Waxaa kale oo uu ku taliyay in hubka laga qaado ciidanka uu wato Laftagareen, islamarkaana isaga Daahir ah haddii loo fasaxo inuu hub kadhigis ku sameeyo madaxweynaha maamulka la baxay Koonfur-galbeed iyo ciidankiisaba uu ka qaadi karo hubka.

Halkaan ka Degso Warka Daahir Amiin Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular