Xillibaanad Gobsan Muxamad, oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa sheegtay in maamulka Aaal-Sucuud uu xukun dil toogasho ah ku riday ugu yaraan 200 oo Soomaali, kuwaasoo dhawaan la filayo in lagu fuliyo xukunkaas.
Waxay sheegtay in Koonfur Afrika iyo Sucuudiga ay yihiin labada dal ee ugu badan, ee ay SOomaalidu dhibaato kula kulmaan.