Waxaa fashil iyo guuldarro kusoo dhamaaday shir magaalada Muqdisho uga socday, Dowladda Fedaraalka iyo madaxda maamul gobaleedyada.
Labada dhinac ayaa is mari waayay, taas oo ugu dambeyn keentay iney is khilaafaan oo ay shirka ku kala tagaan.
Halkaan ka Degso Warka Shirka Fashilmay