Askar katirsan ciidanka Dowladda Fedaraalka ayaa nin lagu magacaabo Cabdullaah Maxamad habeen hore ku dilay magaalada Mqudisho.
Dilka ayaa yimid kadib markii askarigu wiilka usheegay inuu keeno taleefoonkiiisa oo uu rabay inuu ka dhaco, hase ahaatee isagoo aan jawaabin ayuu madaxa xabad kaga dhuftay.
Dilka kadib askariga ayaa goobta isaga cararay, wuxuuna dhinac ka galay magaalada Muqdisho.