Waxaa maanta oo ah 07-da October 2024-ka, sanad laga joogaa duullaankii weynaa ee Duufaanta Al-Aqsaa, kaasoo ay Muqaawamada Filastiin dharbaaxo kulul ku gaarsiisay maamulka Yahuudda, ee xooga ku heysta dhulka Filastiin.
Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, ayaa diyaarisay barnaamij gaar ah oo ay ugu kuur galeyso sanad kadib howlgalkaas iyo dagaalka weli ka socda Qazza.