Kadib howlgalkii Duufaanta Al-Aqsaa, maamulka Yahuudda wuxuu ku dhawaaqay duullaan milliteri oo ka dhanka ah Marinka Qazza, diyaaradaha Yahuudda ayaana sanad gudihiisa fuliyay duqeymo ay ku shahiideen tobanaan kun oo ruux, halka ay ku dhaawacmeen tobanaan kun oo kale.
Hadaba, maxaanu ka ognahay duqeymihii ugu cuslaa ee ciidamadda Yahuuddu ka fuliyeen Marinka Qazza, marka laga hadlayo tirada shuhadada iyo dhaawacyada.
Walaalkeen Cabdi-Raxmaan Badar, oo sanad kaamil ah soo tabinayay dhacdooyinka maalinla ah ee Qazza, ayaa falanqeyntan idin kusoo maqan wuxuu ku dul istaagayaa xasuuqyadii ugu arxanka darnaa ee Yahuuddu la beegsadeen walaalaheena reer Qazza.
Dhagayso Falanqeyn- Majaazirtii Yahuuddu ka geysteen Marinka Qazza.