Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Kenya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xil ka qaadista Madaxweyne Ku-xigeenka Rigathi Gachagua. Tirada codeynta ayaa ahayd: 281 oo oggolaatay, 44 oo diidday, halka hal xildhibaan uu ka aamusay.
Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa hadda si rasmi ah xilka looga qaaday.