Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegay, iney culeysyo kala kulmayaan Dowladda Fedaraalka.
Qaar kamid ah bulshada ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka hadleen dhibaatada dhaqaale iyo culeysyada ay kala kulmayaan Dowladda Fedaraalka.
Waxa ay sheegeen in wali ay Dowladda Fedaraalka canshuuro iyo lacago kala duwan ka qaadeyso dadka, dhanka kalena aanan laga heynin wax qabad ay bulshada usameysay.