HomeAll newsCiidamada Itoobiya oo Dhibaato Ku Haya Shacabka Gobolka Gedo.

Ciidamada Itoobiya oo Dhibaato Ku Haya Shacabka Gobolka Gedo. [Dhagayso]

Askarta Itoobiya ee geymeysiga ku heysta gobolka Gedo ayaa dhibaatooyin kala duwan ku haya shacabka halkaadsi ku dhaqan.

Ciidamada Itoobiya ee xoogga ku heysta garoonka diyaaradaha ee degmada Dooloow, ayaa bilaabay iney dhibaateeyaan shacabka ka safraya garoonka iyo xattaa ciidanka Dowladda ee raba iney iyaga halkaasi ka baxaan.

Nin oday ah oo dhawaan kasoo safray garoonka diaayaradaha ee Dooloow, ayaa kawarramaya dhibaatooyin ay Itoobiyaanku kawadaan halkaasi.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular