HomeAll newsXasan Sheekh oo Booqasho ku Tegay Eretria iyo Xiisadda gobolka oo kacsan.

Xasan Sheekh oo Booqasho ku Tegay Eretria iyo Xiisadda gobolka oo kacsan.[DHEGEYSO]

Xasan Sheekh Maxmuud, madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka Eretria, oo kamid ah dalalka dhaca geeska Afrika, colaad soo jireen ahna kala dhexeyso Itoobiya.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Asmara, ayaa Xasan Sheekh Maxmuud waxaa kusoo dhaweeyay, madaxweynaha dalka Eretria Sias Afwerki, iyadoona markaa kadib loo sii gudbiyay madaxtooyada.

War qoraal ah oo lagu baahiyay barta Villa Soomaaliya ee Internetka, ayaa lagu sheegay in booqashada Xasan Sheekh Maxmuud ay salka ku heyso sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Eretria, iyadoo arimaha ay ka wada hadli doonaan ay kamid tahay iskaashiga xaga amniga, xilli gobolka Geeska Afrika xaaladiisu kacsantahay.

Warbixintan oo dhameestiran halkan ka dhegeyso.

Halkan ka Degso warka ku Saabsan Safarka Xasan Sheekh.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular