HomeAll newsXildhibaano kamid ah Dowladda Fedaraalka oo Sheegay inuu Saxneyn Xisaab Xirka 2023

Xildhibaano kamid ah Dowladda Fedaraalka oo Sheegay inuu Saxneyn Xisaab Xirka 2023

Xillibaan Cali Mahdi, wuxuu sheegay in ciwaanka warqadda xisaab xirka iyo faafaahinta ku jirta gudaha aaney is waafaqsaneyn.

Senatar Zamzam Daahir, iyaduna waxay sheegtay in wadarta guud ee lacagaha baxay un ay warqadda ku qoranyihiin, ee aan lasoo raacin wax tafaasiil iyo faafaahin ah.

Isagoo faahfaahsan halkan hoose ka dhegeyso.

Halkan ka Degso Warka Xildhibaanada oo Dhameestirsan.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular