HomeAll newsWarbixin: Sidee Buu Ruushka Kula Wareegay Barta Wikipeida ee Xogaha Laga Baarto?

Warbixin: Sidee Buu Ruushka Kula Wareegay Barta Wikipeida ee Xogaha Laga Baarto?

Dowladda Ruushka ee uu hogaamiyo Butin ayaa la wareegtay barta Wikipedia qeybta wadankaas, taasoo keentay in bartan lagu daabaco xogaha ay dooneyso xukuumadda Moskow iyo qaabka ay u rabto.

Hadaba, sidee ayay dowladda Ruushka ugu suurogashey la wareegitaanka bartan muhiimka ah, ee ay malaayiin ruux u ictimaadaan xogaha iyo macluumaadka Juqraafi, taariikh iyo siyaasad intaba?

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular