Cumar binul Khadhaab Radiyallaahu canhu, wuxuu ahaa khaliifkii labaad ee Khulafada Raashidiinta, wuxuuna casrigiisu ahaa waqti dowladnimo, iyadoo ay Muslimiintu furteen dhul ballaaran, lana hirgeliyay dawaawiin lagu kala socodsiiyo maamulka Dowladda Islaamka.
Hadaba, warbixintan waxaan kusoo gudbineynaa Manhajkii iyo dhaqankii Cumar Al-Faaruuq Radiyallaahu canhu, ee maamulka iyo maareynta, taasoo faa’iido u leh dadka Muslimiinta iyo hogaankooda.
Dhagayso Warbixin_Manhakii_Cumar_Al_Faaruuq_ee_Maamulka_iyo_Maareynta