HomeAll newsGudoomiyaha Kaxda: " Waan La Wareegeynaa Boosaska aan Dhisneyn ee Ku Yaala...

Gudoomiyaha Kaxda: ” Waan La Wareegeynaa Boosaska aan Dhisneyn ee Ku Yaala Degmada”.

Gudoomiyaha degmada Kaxda ee maamulka Gobolka Banaadir Cabdullahi Sheekh Cabdi-Raxmaan, ayaa sheegay in booskii aan dhisneyn oo ku yaala degmada Kaxda, ay la wareegi doonaan, islamarkaana siinayaan qoysaska saraakiishii Dowladda Federaalka uga dhintay weerarada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Isagoo la hadlayay qaar kamid ah dadka degmada ku dhaqan, ayuu ku celceliyay iney ka go’antahay la wareegitaanka boosaska banaan ee ku yaala degmada, kuwaasoo uu sheegay inuu dhibaatooyin ku qabo maamulkiisa.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular