HomeAll newsSaalax Axmed Jaamac oo Ka Horyimid Go'aankii Cabdi Xaashi.

Saalax Axmed Jaamac oo Ka Horyimid Go’aankii Cabdi Xaashi.

Ra’iisulwasaare ku xigeenka xukuumadda Fedaraalka Saalax Axmad Jamaac ayaa ka horymid go’aankii looga qaaday xubinimada Sanatarnimo ee uu ku lahaa Aqalka sare ee waxa loogu yeero Baarlamaaka Fedaraalka.

War-saxaafadeed uu soo saaray xafiiskiisa ayaa looga hadlay arrintan wuxuuna ku tilmaamay go’aanka loogala laabtay xubinmada mid aan sharci ahayn.

Cabdi Xaashi oo ah gudoomiyaha aqalka sare ee waxa loogu yeero Baarlamaanka ayuu weerar afka ku qaaday, isagoo sheegay inuu baalmaray hanaankii lagu soo doortay.

Halkan ka degso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular