HomeAll newsSiyaasi Dalxa oo ka Hadlay Askar Lagu Dilay Afgooye.

Siyaasi Dalxa oo ka Hadlay Askar Lagu Dilay Afgooye.[DHAGEYSO]

Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa ka hadlay, ciidamo katirsan sirdoonka oo kuwa kale ku dilay degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.

Xildhibaan Dalxa oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Fedaraalka, oo ka hadlay dil habeen hore ciidamo loogu geystay degmada Afgooye, ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in sirdoonkooda uu si bareer ah ulaayo askarta kale.

Waxa uu xusay in UU ka xun yihiin falka ay ku kaceen ciidamada Sirdoonka Dowladda Fedaraalka, isagoo intaa ku daray in illaa iyo hadda aanan wax jawaab ah laga helin labada maamul ee ja jira degmadaas.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaan Dalxa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular