HomeAll newsItoobiya oo Billawday Iney La Wareegto Beeraha Soomaalida ay Gumeysato.

Itoobiya oo Billawday Iney La Wareegto Beeraha Soomaalida ay Gumeysato.[DHAGEYSO]

Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa billaabay iney xoog kula wareegto, beeraha ay dadka Soomaaliyeed ku leeyihiin dhulka ay gumeysato.

Maalmihii lasoo dhaafay, waxaa dhulka Soomaali-galbeed ee ay Itoobiya gumeysato laga soo sheegayay, boob ay dowladda Xabashida ku billawday beeraha ay Soomaalidu leeyihiin.

Maamulka ay ka dhisatay dhulkaas ayay uwakiilatay howshaan, isagoona qandaraaslayaal ajaanib ah ku wareejinaya beeraha ay Soomaalidu leeyihiin.

Mid kamid ah odayaasha lagala wareegay beertiisa oo ku sugan magaalada Dhagaxbuur ayaa ka dhawaajiyay arrintaan.

Sidoo kale tix gabay ah ayuu ku cabiray dhibaatada ay Xabashidu ku heyso Soomaalida ay gumeysato.

Halkaan ka Degso Warka Boobka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular