Dowladda Mareykanka oo had iyo jeer ku dadaasha iney gacanta ku dhigto dhaqaalaha adduunka ayaa dadaal badan ku bixineysa, sidii ay ula wareegi laheed bandhiga dhexe ee dalka Liibiya.
Shir ay soo agaasintay wasaaradda dhaqaalaha ee Mareykanka oo ka dhacay dalka Tuunis, ayuu Mareykanku ku dardar galiyay howshaan, balse siyaasiyiin Liibiyaan ah ayaa si adag uga soo horjeestay qorshaha ay Washington kula wareegeyso Bangiga Liibiya.
Halkaan ka Degso Warbixinta Qorshaha Mareykanka ee Liibiya