Dowladda Talyaaniga ayaa ka hadashay sababta ay umamnuucay in dalkeeda lagu galo baasaboorka Soomaaliga.
Dhawaan wasaaradda arrimaha dibadda ee Dowladda Talyaaniga ayaa mamnuucday, in dalkaasi lagu soo galo baasaboorka Soomaaliga, iyadoo ka hadashay sababta ay uqaaday tallaabadaas.
Su’aalo magaalada Roma lagu weydiiyay safiirka Talyaaniga ufadhiya Dowladda Fedaraalka ayuu ku sheegay, in sababta ka dambeysa hakinta baasaboorka Soomaaliga ay tahay mid la xiriirto farsamo dhanka maamulka ah.
Halkaan ka Degso Warka Talyaaniga