Naftii hure katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa weerar ku qaaday xarunta Iskuul Buulisiya ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, taasoo xarun u ah ciidamada Booliiska.
War qoraal ah oo kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaa lagu sheegtay masuuliyadda weerarka, iyadoona lagu ballanqaaday in lasoo gudbin doono faafaahin la xiriirta khasaaraha.
Warar horudhac ah oo la helayo waxay tilmaamayaan in saraakiil iyo xubno muhiim u ah ciidamada Booliiska Dowladda Federaalka, ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weerarka nafhurnimo ee ka dhacay Iskuul Buulisiya.
Halkan kala deg- DEG-DEG- Camaliyad ka dhacday Iskuul Bulusiyo
Halkan ka akhriso war saxaafadeedka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.