HomeAll newsAskar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.

Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.[DHAGEYSO]

Wilaayada islaamiga ah ee Gedo ayaa soo bandhigtay askar kasoo goostay Dowladda Fedaraalka.

Askartaan oo tiradoodU 2 aheyd oo lagu kala magacaabaa Guuleed Isxaaq iyo Aadan Macalin Ibraahim, ayaa lagu soo bandhigay degmada Ceelcadde.

Waxa ay ugu horreyn ka warrameen xilligii ay ku biireen ciidanka iyo waxyaabahihii ay la kulmeen intii ay ku jireen.

Sidoo kal waxa ay ka warrameen sida loosoo dhaweeyay, iyagoo baaq udiray askarta wali ku harsan safka shisheeyaha.

Halkaan ka Degso Warka Askarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular