Tirakoob u diyaarsanaa hab infographic ah, islamarkaana ay baahisay Mu’assada Az-Zallaaqa ayaa lagu faahfaahiyay, khasaaraha ka dhashay, khasaaraha askarta xukuumadaha ku yaalla Mandiqadda Saxaharaha iyo Saaxilka Afrika iyo Murtazaqada Fagnar ku gaaray weeraradaas.
Howlgallada oo dhacay bishii lasoo dhaafay ee Rabiicul Awal, ayaa waxa ay tiradoodu aheyd 25 howgal oo isugu jira nuucyo kala duwan, kuwaas oo lagu dilay ku dhawaad 500 oo askari.
Waxay isugu jireen weeraro howlgallo xoog ku gal ah, dagaallo toos ah, qaraxyo iyo duqeymo, kuwaas oo dhaliyay khasaare lixaad leh oo gaara askarta xukuumadaha ka arrimiya mandiqadda.
Wadarka guud ee askarta iyo saraakiisha lagu dilay howlgalladaan ayaa tirakoobka lagu sheegay iney tahay 497 xubnood, waana bishii lasoo dhaafay ee Rabiicul Aawal oo kaliya khasaarahaan baaxadda leh ee gaaray qaar kamid ah dowladaha galbeedka Africa.
Tani ayaa muujineysa kororka ku yimid weerarada ay fulineyso Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee ka jihaada mandiqadda saxaraha iyo saaxilka Afrika, kuwaas oo ay ku beegsaneyso Murtazaqada Ruushka iyo askrta xukuumadaha Maali iyo Burkinafaso.